You are here :

SHAQADAADA MA TAQANAA? QALADKAAGA MA QIRATAA?

E-mail

Maqaalkan waxaan ku bilaabaynaa qiso dhab ah oo ka dhacday Somalia. Nin Somalia ah ayaa waqtigii isticmarkii Talyaniga kashaqayn jiray magaala Luuq kanane. Wuxuuna ahaa tarjuman u shaqeeya Askarta talyaniga ah, wuxuuna ka tarjumi jiray maxkamada, waxaana lookeeni jiray dad badan oo lagu eedaynayo inay u gafeen cadaanka maamulka haya.

Garaad Wiil-Waal International Airport Jigjiga

E-mail

Wararka Laga helayo Caasimada deegaanka soomaalida ayaa sheegaya in dhabaha diyaaradaha ee caalamiga ah ee caasimada deegaanka soomaalida loogu magacdaray boqorkii caanka ahaa ee Garaad wiil-waal.

Dhabaha Diyaaraduhu ay ka haadaan ee Ku yaal duleedka Magaalada JigJiga waxa maanta laga bilaabo loogu yeeri doonaa Garaad Wiil-Waal International Airport .

Xukumada ayaa ka jawaabtay dalab horay uga soo yeedhay qurbajoogta deegaanka udhalatay oo horay ugu taliyay sidii garoonkaas loogu magac dari lahaa boqorkii caanka ahaa ee Garaad Wiil-Waal.

Last Updated on Wednesday, 16 May 2012 11:20

SIRTA RAADINTA RAAXADA NAFTA

E-mail

Nin taajir ah ayaa wiilkiisii udiray inuu soobarto sirta raaxada nafta/ xasiloonida, wuxuuna udiray ninka dadka ugu kasmada iyo xikmada badnaa.

Wiilkii wuxuu siisocday 40malmood, wuxuuna soo gaaray Daar aad uqurx badan, oo kutaala meel aad usaraysa. Waxaana degenaa gurigaa Caqilkii wiilka waxbari lahaa, waxaana hortaagnaa dad aad ufara badan oo dhamaantood Caqilka sugaya, siay wax uga bartaan.

Khilaaf balaadhan oo soo kala dhaxgalay Ganacsatada suuqa dharka iyo DDSI oo keenay in bacadlihii albaabada loolaabo

E-mail

  Waxa albaabada la isugu dhuftay oo xidhan suuqii waynaa ee magaalada Jigjiga taas oo ciidan lasoo dhoobay loona diiday in lafuro ama laga shaqeeyo waana arin aad udhib badan oo waxa la sheegayaa in ay dawladu rabto in lasiiyo suuqan dad maal gashada oo dhista halka dadkii lahaa ama kuwii kushaqaysanayay lagala wareegayo kadib markii ay dhisi kari

Magaalada Jigjiga oo mugdi ah badankeedu caawa kadib markii Roobab waawayni harqiyeen

E-mail

Roobabkan oo si wayn uga curtay deegaanka intiisa badan oo aad loo sugayay baahibadana loo qabay ayaa wax yeelo balaadhan soo gaadhsiiyay magaalada caasimada ee Jigjiga, waxa ay waxyeelo aad ubalaadhani soo gaadhay guryo badan oo kamid ah magaalada sidoo kale waxay riday ama dumisay haamihii ama

Dagaallo Sokeeye Dan Uma Aha Degaanka Soomaalida Itoobiya

E-mail

Qore: Maxamed Bakayr

Dagaallo sokeeye oo ka bilowda gobolka Soomaalida Itoobiya waxay sii kordhinayaan dhibaatooyinka shacabka degaanka, waxayna dib u ridayaan horumar kasta oo ay suuro gal tahay in shacabku higsado.

Last Updated on Sunday, 25 March 2012 13:39

Bishaaro; Deeqdii Alle oo ka curatay DDSI

E-mail

Xiligii guga oo lafilayay maalmahanba ayaa waxa uu manta ka bilaabmay gobolka Jigjiga isaga oo Roob fiicani kada'ay magaalada Caasimada ee Jigjiga sidoo kalana lafilayo in uu meelo badan kaday waa marka aan dhawro jawigu suu ahaa iyo sida uu umuuqday manta balse waxan hubnaa uun in uu manta ka hooray halkan taas ayaanan

Tacsi: Cismaan Galool oo manta ku geeriyooday Qabri-bayax

E-mail

 

 إنا لله وإنا إليه راجعون  Bahda mareegtan Jigjigtoday.com ayaa Tacsi udiraysa dadkii uu ka geeriyooday Alle ha unaxariistee Cismaan Galool oo ku geeriyooday maanta magaalada Qabri-bayax ee caasimada gobolka Q/bayax.

Marxuumkan oo ahaa ganacse aad looga yaqaan magaalooyinka Dhagax-buur Araarso iyo tan uu ku geeriyoodayba ayaa manta lagu aasay xabaalaha magaaladaas aadna looga soo qayb galay aas kiisii.

Last Updated on Saturday, 17 March 2012 17:43

Tacsi tiiraanyo xanbaarsan: Ibraahim Mahdi oo ku geeriyooday Jigjiga

E-mail

                                                                                                                                                                                                                    Bahda mareegtan Jigjigtoday.com iyo inbadan oo akhristayaasha sharafta leh kamid ay ayaa Tacsi tiiraanyaysan udiraya dadkii uu ka geeriyooday Alle ha unaxariistee IBRAAHIM Mahdi Nuur oo ku geeriyooday Khamiistii magaalada Jigjiga ee caasimada DDSI.

Page 1 of 51